Napkin Fayodhowrka waa shey jilicsan oo ay xirato haweeneydu si ay u nuugo dhiigga inta lagu jiro xilliga caadada (=dhiig socodka bil kasta).